LocalMonero will be winding down

The winding down process begins May 7th, 2024, and finishes after November 7th, 2024. Our support staff will be available for help throughout this period.
  1. Effective immediately, all new signups and ad postings are disabled;
  2. On May 14th, 2024, new trades will be disabled as well;
  3. After November 7th, 2024, the website will be taken down. Please reclaim any funds from your arbitration bond wallet prior to that date, otherwise the funds may be considered abandoned/forfeited.

LocalMonero kharashka

Ganacsiga Monero

Diiwaangelinta, iibsiga iyo iibinta Monero gabi ahaanba waa bilaash .
LocalMonero isticmaalayaasha abuura xayaysiisyada waxaa lagu soo dalacayaa 1% khidmad ilaalinta dhexdhexaadinta ganacsi kasta oo la dhamaystiro.

Lacagta wax kala iibsiga Monero

Wax kala iibsiga boorsooyinka isticmaaleyaasha kale LocalMonero waa bilaasha.
Wax kala iibsiga boorsooyinka kale ee Monero waxay ku xiran yihiin khidmadda wax kala iibsiga shabakadda Monero. Kharashka hadda jira wuxuu ka muuqdaa bogga boorsada ee hoos yimaada ciwaanka Lacagaha Monero ee baxaya. Kharashka wax kala iibsiga waxa laga bixiyaa boorsadaada LocalMonero marka aad dirto wax kala iibsi.